Dowlad Afrikaan ah oo ka carootay hadal uu Trump soo dhigay bartiisa Twitterka

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Koonfur Afrika Lindiwe Sisulu ayaa sheegtay sida ay uga xun tahay in Maraykanku uu ku guuldaraystay inuu adeegsado wadiiqooyinka diblamaasiyada, markii uu soo bandhigayay walaaca uu ka qabo siyaasadda dhulka ee Pretoria. Lindiwe ayaa dareenkeeda la wadaagtay diblamaasi sare oo Maraykan ah oo ay ugu yeertay Wasaaradda Arrimaha Dibadda, taasoo ku … Continue reading Dowlad Afrikaan ah oo ka carootay hadal uu Trump soo dhigay bartiisa Twitterka